Ku Xayeysiiso

Wararka

Xildhibaanada Gobalka Saaxil Oo Taageero Mug Leh U Muujiyey Mudaharaadkii Berbera , Una Hanjabey Shirkada La Wareegtay Dekada +[ Muuqaal]

0 Visits: 1201 | Monday March 13, 2017 - 14:43:29
Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaanada ka soo jeeda gobalka Saaxil ee ka mid ah mudanayaasha

Read More »

"Madaxtooyadeeni Way Guurtey Oo Xamar Baa Laynaga Xukumaa , Heshiiskan DP World na Xamar Baa Laga Soo Saxeexay .." Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble + [Muuqaal]

0 Visits: 936 | Monday March 13, 2017 - 14:12:45
Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxaa uu madaxtooyada Somaliland

Read More »

"Hadalkii Wasiir Maxamuud Xaashi Waxaan Ka Fahmay In Madaxweyneheenna Iyo Madaxweynihii Hore Ee Somalia Ka Heshiiyeen (Saldhigga Berbera).." Muj .Cali Guray

0 Visits: 916 | Monday March 13, 2017 - 13:56:38
Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Guray) oo wakhtigan ka tirsan Xisbiga

Read More »

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Magaalada Moqdisho Iyo Khasaaaraha Ka Dhashey + [ Sawiro]

0 Visits: 517 | Monday March 13, 2017 - 12:50:01
Moqdisho (Ilays-News):- Magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya ayaa waxaa goor

Read More »

Dawlada Turkiga Oo Saldhig Military Ka Sameysatay Magaalada Moqdisho Iyo Shaqooyinka Lagu Qaban Doono

0 Visits: 1598 | Monday March 13, 2017 - 08:26:52
Moqdisho (Ilays-News):- Dawlada Turkiga ayaa waxaa ay si rasmi ah u soo gabo gabeysay

Read More »

Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliya Oo Ka Hadley In Uu Is Casilaayo Ka Dib Gadoodkii Ay Ciidamadiisu Shalay Sameeyeen

0 Visits: 740 | Monday March 13, 2017 - 08:19:02
Moqdisho (Ilays-News):- Maalmihii ugu danbeeyey ayaa waxaa soo baxaayey warar sheegaayey in uu is casilaayo

Read More »

Madaxweyne Erdogan Oo U Hanjabay Wadan Ka Mid Ah Midowga Yurub + [Sababta ]

0 Visits: 615 | Monday March 13, 2017 - 08:08:40
Turkey (Ilays-News):- Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ugu hanjabay wadanka

Read More »

Dad Ka Badan 45 Qof Oo Ku Dhintay Caasimada Dalka Itoobiya Iyo Sababta Ay U Dhinteen +[ Muuqaal ]

0 Visits: 794 | Monday March 13, 2017 - 07:59:15
Addis Ababa (Ilays-News):- Ugu yaraan 48 ruux ayaa ku dhintay qashin qub oo sida buuraha noqday

Read More »

[Daawo ]: Mudaharaadkii Saaka Ka Dhacay Magaalada Berbera

0 Visits: 1344 | Sunday March 12, 2017 - 19:41:20
Berbera (Ilays-News):- Qaar ka mid ah shaqalaha dekada Berbera ayaa waxaa ay maanta sameeyen

Read More »

Mujaahidiin Eedo Culus U Soo Jeediyey Wasiiro Ka Mid Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Iyo Wax Ay Ku Eedeeyn +[ Muuqaal]

0 Visits: 1166 | Sunday March 12, 2017 - 19:24:12
Hargeysa (Ilays-News):- Qaar ka mid ah mujaahidiintii dalka u soo Halgamey ee SNM isla

Read More »

[Somaliya ]: Maamulka Jubaland Oo Dagaal Isku Diyaarinaya Iyo Cida Ay Dagaalka La Galayaan +[ Muuqaal ]

0 Visits: 915 | Sunday March 12, 2017 - 19:01:05
Moqdisho (Ilays-News):- Maamul gobaleedka Jubaland oo ka mid ah dawlada Faderaalka ah

Read More »

" Hadii Ay Xukuumada Siilanyo Kala Qeybintii Umada Ay Qoys Qoys Marineyso In Ay Is Casisho Ayaa U Roon .." Xildhibaan Qabiile + [Muuqaal ]

0 Visits: 753 | Sunday March 12, 2017 - 17:47:47
Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile oo ka mid ah mudanayaasha golaha

Read More »

"Xildhibaan Siciidow Anuu Waxaan Kuu Aqanaan Nin Aan Aqoon U Lahayn Beesha Uu Ka Soo Jeedo " Yuusuf Cawad(Shiine)

0 Visits: 380 | Sunday March 12, 2017 - 17:21:14
Nin Libin kaa Xisdiyey, Xumihii waa yaab, Waxaan u sheegayaa xildhibaan

Read More »

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashey Sixiroolayaal Dad Af Dubey Gudaha Dalka + [Muuqaal ]

0 Visits: 1008 | Sunday March 12, 2017 - 15:06:15
Hargeysa (Ilays-News):- Wasiirul dawlaha wasaarada arimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye

Read More »

[Daawo Sawirada] :- Ciidamo Hubeysan Isla Markaana Gadoodsan Oo Xidhay Qaar Ka Mid Ah Wadooyinka Magaalada Moqdisho Iyo Sababta Ay U Xidheen

0 Visits: 732 | Sunday March 12, 2017 - 14:48:57
Moqdisho (Ilays-News):- Ciidamo aad u hubeesan oo katirsan milatariga Soomaaliya ayaa manata xiray

Read More »

Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Golaha Baarlamaanka , Kana Digay Khatarta Saldhiga Imaaradka Ee Berbera + [Muuqaal]

0 Visits: 718 | Sunday March 12, 2017 - 14:30:15
Hargeysa (Ilays-News):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan

Read More »

[Deg Deg ]:- Gudoomiye Ciro Oo Hada Ka Hadlay Mudaharaadka Berbera , Xeerka Baananka Ee Muranka Dhaliyey Iyo Ujeedka Socdaal Uu Ku Tagaayo Ingiriiska + [Muuqaal]

0 Visits: 1471 | Sunday March 12, 2017 - 13:46:34
Hargeysa (Ilays-News)- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isla markaana ah musharaxa

Read More »

" Anigu Hadii Aan Madaxweyne Ahaan Lahaa Saxafi Cabdimaalik Muuse Coldoon Waan Toogan Lahaa .." Gudoomiye Faysal Cali Waraabe + [Muuqaal]

0 Visits: 1053 | Sunday March 12, 2017 - 12:58:34
London (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo

Read More »

[Daawo ]:- Wareysi Xiiso Badan Oo Laga Qaadey Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan Kana War Bixiyey Raadka Taariikh Nolaleedkiisa

0 Visits: 1530 | Sunday March 12, 2017 - 12:40:50
Hargeysa (Ilays-News):- Telefishanka True Cable Tv ayaa waxaa uu dhawaan wareysi xiiso badan la

Read More »

[Daawo ]:- Hor Dhaca Barnaamij Laga Diyaariyey Dhibaatooyinka Laga Dhaxli Karto Saldhiga Imaraadka Ee Berbera Iyo Xisbiyada UCID , Kulmiye Iyo Waddani Oo Ka Qeyb Galay

0 Visits: 1222 | Sunday March 12, 2017 - 09:07:39
Hargeysa (Ilays-News):- Telefishanka Kalsan Tv aya waxaa uu sameeyey barnaamij uu kaga

Read More »