[Deg Deg ]:- Sh Aadan Siiro Iyo Suldaan Xassan Oo Fagaare Si Kulul Iskugu Jawaabey +[ Muuqaal ]

0
Wednesday July 18, 2018 - 15:47:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2386
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]:- Sh Aadan Siiro Iyo Suldaan Xassan Oo Fagaare Si Kulul Iskugu Jawaabey +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (llays-News):-Sh Aadan Siiro oo maanta ka qeyb

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (llays-News):-Sh Aadan Siiro oo maanta ka qeyb

galay munaasibad Hotel cusub lagu furaayey ayaa waxaa uu si adag ugu baaqey in loo sinaado Somaliland , dhaqaalaheeda iyo manfaceeda ba isla markaana ay noqoto Somaliland la wada leeyahay si nabad gelyadu inoogu sii jirto


Suldan Xassan suldanka guud ee Suber Awal oo madasha isnafadhiyey ayaa hadalka sheekh Aadan siiro si adag ugu jawaabey isla markaana hadalka Sh Aadan Siiro ku tilmaamay Wax lala yaabo , Somaliland -na ay tahay mid la wada leeyahay , isla markaana marka u hadlkaas maqlo uu xan xan teeyo , hadalada noocaas ahna aan loo baahneen 



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip