Duulimaadyadii Itoobiya Iyo Eritrea Oo Dib U Billaabanaya + [ Goorma ]

0
Wednesday July 18, 2018 - 08:58:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 136
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duulimaadyadii Itoobiya Iyo Eritrea Oo Dib U Billaabanaya + [ Goorma ]

    Addis Ababa (Ilays-News):- Maanta waxa dib u bilaamaya isku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa (Ilays-News):- Maanta waxa dib u bilaamaya isku

 socodkii duulimaadyada diyaaradihii u kala gooshi jiray magaalooyinka Addis Ababa iyo Asmara.

Related image


Duulimaadkii ugu horreeyay muddo 20 sano ah ayay maanta diyaarad ay leedahay shirkadda Ethiopian Airlines oo ay la socdaan wafidiyeenno badani waxay ku tegi doontaa garoonka Asmara.



Arrintani ayaa ka dhalatay dedaaladii dib u heshiisiinta ahaa ee labada dal qaateen iyo booqashooyinkii lama filaanka ahaa ee labada hoggaamiye ku kala tageen labada dal.


Horraantii todobaadkan ayuu madaxweyne Isais Afwerki booqasho ku tagay Addis Ababa, waxa uuna xilligii uu halkaasi joogay uu dib u furay safaaradii dalkiisu ku lahaan jiray Addis Ababa oo 20 sano xidhnayd.


Eritrea ayaa ka go'day Itoobiya saandkii 1993, waxaana shan sano kaddib labadani waddan dhex maray dagaal ay ku naf waayeen 80,000 oo qof.


Ilaysnews/Addis Ababa Desk

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip