Kenya Oo Raadineysa Hanti Ka Maqan + [ Noocey Tahay Hantidu ]

0
Wednesday July 11, 2018 - 19:34:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kenya Oo Raadineysa Hanti Ka Maqan + [ Noocey Tahay Hantidu ]

    Nairobi (Ilays-News):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo dhiggiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi (Ilays-News):- Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo dhiggiisa

 Switzerland Alain Berset ayaa saxiixay heshiis lagu doonayo in lagu caawiyo Kenya in ay dib uga soo kabato hantida sida sharci-darrada ah lagu abuuray ee lagu keydsaday bangiyada Swisska.




Kenyatta iyo Berset ayaa saxiixay heshiiskan malintii Isniinta intii lagu jiray booqasho laba maalmood ah oo madaxweynaha Switzerland ku tagay Kenya.


Talaabadan iyo waxa ay uga dhigan tahay xukuumadda Uhuru Kenyatta ayay Caasho Ibrahim ka wareystay Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo fallanqeeysa siyaadadda Geeska Africa


Ilaysnews/Nairobi Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip