Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley + [ Maxuu Yidhi ]

0
Wednesday July 11, 2018 - 15:06:15 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Ku Biiray Guddida Xalinta Shaqaaqada Ceel Afweyn , Warbaahinta-na La Hadley + [ Maxuu Yidhi ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah

 ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta ku biiray guddida xalinta shaqaaqada Ceel Afweyn .

Image may contain: one or more people, people sitting, beard and outdoor



Faysal Cali Waraabe oo maanta warbaahinta kula Hadley magaalada Ceel Afweyn ayaa waxaa uu yidhi


"Colaadda dadkan walaaha ah cadaw badan ayaa ka faa'idaysanaya waxay inagu noqotay bar xun inagoo ogsoon halgankii qadhaadhaa ee aynu soo marnay inaynu maanta innagii is qabsano idinkoo og dagaalka iyo colaadda inagu socota, maanta ninka ergadaa aanu nahay diida inkaar ayaa ku dhacaysa wax shuruuda oo lagu xidhaana waa in aanay jirin"ayuu yidhi Guddomiye Faysal Cali Waraabe.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip