Mareykanka Oo Weli Xal U La' Mideynta Carruurta Iyo Waalidiintooda

0
Wednesday July 11, 2018 - 08:42:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 176
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka Oo Weli Xal U La' Mideynta Carruurta Iyo Waalidiintooda

    USA (Ilays-News):- Afar iyi toban beri ka hor xaakim heer

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

USA (Ilays-News):- Afar iyi toban beri ka hor xaakim heer

 federaal ah ayaa dowladda Mareykanka ku amray in la sii daayo carruurta da'doodu ka yartahay 5 sano oo lagu hayo xarumo ay dowladda leedahay.

.



Waxa uuna sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan carruuta lala mideeyo waalidiintooda.


Qaar ka mid ah caruurtan waxaa lagu hayaa goobo kumannaan kiiloo mitir u jirta halka ay waalidkood ku noolyiiin.


Dowladda Mareykanaka ayaa sheegtay in haatan ilaa afar carruur ah ay la midoobeen waalidkood halka 34 kalana lagu wado in maalinta talaadada ah loo geeyo waalidkooda.


Waxay sheegeen in 75 carruur ah oo kaliya ay macquul tahay in lala mideeyo waalidkood sababo la xiriira dhanka gaadiidka iyo waalidiinta qaar oo maxaabiis ah.


Garyaqaanada ayaa dowladda ku dhaleeceyay in xitaa aysan isku dayin in ay la xiriiraan waalidinta carruurta dhalay.


Ilaysnews/USA Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip