Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + [ Sababta ]

0
Wednesday July 11, 2018 - 08:38:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 114
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Israa'iil Oo Xidhtay Waddada Ugu Muhiimsan Ee Badeecadaha Loo Marsiiyo Reer Qaza + [ Sababta ]

    Qaza (Ilays-News):- Israa'iil ayaa xidhtay waddada ugu wayn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaza (Ilays-News):- Israa'iil ayaa xidhtay waddada ugu wayn

 ee badeecadaha loo sii marsiiyo marinka Qaza islamarkaasna ay ugu argoosanayso weerarada Falastiiniyiinta ay uga soo qaadayaan dhanka xadka.


Waxaa loo ogolyahay oo kaliya in marinka Qaza loo marsiiyo qalabka caafimaadka oo ay kamid yihiin cunnooyinka iyo dawooyinka.



Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu wuxuu ballan qaaday in gacan adag uu ku qaban doono maleeshiyaadka Falastiiniyiinta ee xadka kasoo tallaabaya.


Afahayeen u hadlay ururka Xamaas ayaa ku tilmaamay tallaabada Israa’iil dambi cusub oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip