[Akhriso] :- Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay`Addaha Dawlada Somaliland

0
Sunday July 08, 2018 - 14:23:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1956
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso] :- Saamiga Beelaha Ee Agaasimayaasha Maamulka Iyo Lacagta Ee Wasaaradaha Iyo Hay`Addaha Dawlada Somaliland

    Saamiga beelaha ee agaasimayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saamiga beelaha ee agaasimayaasha

maamulka iyo lacagta ee wasaaradaha iyo hay`addaha dawlada ayaa 47 isugu jira wasaaraddo iyo hay`addaha kale ee dawlada ay ku leeyihiin beelaha habar awal 27 taas oo u dhiganta 59%. Agaasime waaxeedka maamulka iyo lacagta ayaa ah kuwo horseed u ah musuqmaasuqa hadheeyay dawlada, waxaanay arintani muujinaysaa inay beeshaasi haysato awooda maamul ee miisaaniyada dalka gaar ahaan wasaarada iyo hay`addaha kale ee ugu dhaqaalaha badan, agaasimayaashani waxa kale oo qayb laxaad leh ka yihiin shaqaalaha wasaarada ama hay`ad waliba qaadanayo.

Wasaaraddaha

No

Magaca

Wasaaradda

Reerka

1

Maxamed Cismaan Dube

W. Arimaha Gudaha

H. Awal/ Sacad Muuse

2

Aniisa Xuseen Cali

W. Gaashaandhiga

H. Awal/ Sacad Muuse

3

Xasan Cabdi

W. Beeraaha

H. Awal/ Sacad Muuse

4

Ismaaciil Haybe

W. Ganaciga, Warshadaha iyo Dalxiiska

H. Awal/ Sacad Muuse

5

Xamda Yuusuf Aadan

W. Shaqo galinta iyo Arimaha Bulshada

H. Awal/ Sacad Muuse

6

Yuusuf X. Axmed Maxamuud

W. Diinta iyo Awqaafta

H. Awal/ Sacad Muuse

7

Mowliid Gaboobe

W. Xidhiidhka Golayaasha iyo Dastuurka

H. Awal/ Sacad Muuse

8

Maxamed Ismail

W. Madaxtooyada

H. Awal/ Sacad Muuse

9

Xuseen Xasan Cabdi

W/ maaliyada AG/ ku xigeen

H. Awal/ Sacad Muuse

10

Farxiya Dubad

W. Waxbarashada

H. Awal Cise Muuse

11

Jaamac Cabdi Cismaan

W. Gaadiidka iyo Wadooyinka

H. Awal/ Ciise Muuse

12

Cabdillaahi Ibraahim Maxamuud

W. Boosaha iyo Isgaadhsiinta

H. Awal/ Ciise Muuse

13

Asad Maxamed Maxamuud

W. Maaliyada

Habar Jeclo/ Maxamed Abokor

14

Cabdirisaaq Xasan Jibriil

W. Macdanta iyo Tamarta

Habarjeclo/ Muuse Abokor

15

Cismaan Jaamac Cabdillaahi

W. Qorshaynta Qaranka

Samaroon/ Jibriil Yoonis

16

Xasan X. Maxamuud Muxumed

W. Warfaafinta

Samaroon/Reer Nuur

17

Cabdikariim Barako

W. Dhalinyarada iyo Ciyaaraha

Samaroon/ Habar Carfaan

18

Maxamuud Jaamac Dhahar

W. Xanaanada Xoolaha iyo Kaluumaysiga

Harti/ Warsangeli

19

Axmed Maxamed Cali

W. Biyaha

Harti/ Warsangeli

20

Suhuur Maxamed Cabdillahi

W. Deegaanka iyo Horumarinta R. Miyiga

Garxajis/ Ciidagale

21

Cabdiqani Xasan Axmed

W. Arimaha Dibada

Garxajis/ Ciidagale

22

Hodan Maxamed Xasan

W. Caafimaadka

Harti/ dhulbahante

23

Sharmaarke Maxamed Saalax

W. Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta

Warsangeli

24

Muna Ibraahim Cumar

W. Cadaalada

Madigaan

25

Wali Lama Magacaabin

W. Maalgashiga

 

 

 

Baarlamaanka, Maxkamada Sare iyo Hay`addaha Madaxa Banaan

26

Faaisa Sh. Maxamed Axmed

Golaha Guurtida

H. Awal/ Sacad Muuse

27

Farax Ibraahim Gamuute

Golaha Wakiilada

H. Awal/ Sacad Muuse

28

Sahra Ismaaciil

Maxkamada Sare

H. Awal/ Sacad Muuse

29

Amaal Cabdiraxman

Hayadda Shaqaalaha

H. Awal/ Sacad Muuse

30

Faadumo Jaamac Ibraahim

Hanta dhawraha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

31

Maxamed Aadan Maxamed

Xeer ilaaliyaha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

32

Hibo Ciise

Dhawrista Tayada

H. Awal/ Sacad Muuse

33

Hodan Axmed Shiil

Dib udejinta iyo Barakacayaasha

H. Awal/ Sacad Muuse

34

Ismaaciil Burco

Gudida Qandaraasyada

H. Awal/ Sacad Muuse

35

Siciid Jaamac

Hay`adda Wadooyinka

H. Awal/ Sacad Muuse

36

Maymuuna Caydiid Ducaale

Xisaabiyaha Guud

H. Awal/ Sacad Muuse

37

Xaliimo Cabdiraxmaan

Ka hortaga Aafada iyo Kaydka Raashinka

H. Awal/ Sacad Muuse

38

Amran Cabdi Ismaaciil

Baanka

H. Awal/ Ciisu Muuse

39

Cismaan Timawayne

Hay`adda Dekada Somaliland

H. Awal/ Ciise Muuse

40

Cismaan Maxamed Cabdi

Hayadda Duulista iyo Madaarada

Habar jeclo/ Muuse Abokor

41

Saynab Ciise Cabdi

Garyaqaanka Guud

Harti/ Warsangeli

42

Xamda Saleebaan Daahir Afqarshe

Gudida Maamul HIV/AIDS

Harti/ Dhulbahante

43

Cabdiraxmaan Siciid

Guddida doorashooyinka Qaranka

Harti/ Dhulbahante

44

Cabdikariim Cabdillaahi Cumar

Madbacada Qaranka

Samaroon/Maxamed Case

45

Cabdirisaaq Waysaale

Maamul Wanaaga

Arab/ Subeer Celi

46

Hana Cabdi Daa`uud

Xuquuqul Insaanka

Ayuub

47

Rooda Abdilahi

Wakaaladda Biyaha , Hargeisa

Habar awal/ Sacad Muuse

 

Habar Awal 27 Sacad Muuse 22  , Ciise Muuse 5Habar Jeclo 3Muuse Abokor 2  , Maxamed Abokor Harti 7Warsangeli 4 Dhulbahante 3  , Samaroon 4 Garxajis/ Ciidagale 2Arab Ayuub 1Madigaan 1

Total 46









Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip