Xulka Croatia Oo Semifinal U Soo Gudubtay

0
Sunday July 08, 2018 - 09:16:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Croatia Oo Semifinal U Soo Gudubtay

    Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Croatia ayaa u soo gudbay Semifinalaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Croatia ayaa u soo gudbay Semifinalaha

 koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka soconaya, kadib markii ay ka adkaadeen waddankii marti galinayay tartankan.


Ciyaarta ayaa daqiiqadihii loogu tala galay ay ku dhammaatay 1-1, balse 30 daqiiqo oo dheeraad ah oo lagu daray ayay labada dhinac haddana min gool iska dhaliyeen.


Rigoorooyin ayay Croatia kaga soo gudbeen Ruushka, oo 4-3 aheyd.



Croatia oo muddo labaatan sano kadib, semifinalaha timid, ayaa waxay la ciyaari doontaa Isbuuca soo socda xulka dalka Ingriiska, halka Biljamka iyo Faransiiskuna ay sidoo kale ballansan yihiin.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip