Xulka Faransiiska Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Koobka Aduunka Iyo Natiijada Ciyaartii Uu La Yeeshay Uruguay + [ Sawiro ]

0
Friday July 06, 2018 - 19:32:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 144
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Faransiiska Oo U Gudbay Wareega Afar Dhamaadka Koobka Aduunka Iyo Natiijada Ciyaartii Uu La Yeeshay Uruguay + [ Sawiro ]

    Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Faransiiska ayaa u gudbay wareega afar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Faransiiska ayaa u gudbay wareega afar

dhamaadka ee koobka aduunka ka dib markii ay guul ka gaadheen ciyaar ay la yeesheen xulka dalka Uruguay.




Xulka faransiiska ayaa laba gool iyo waxba kaga talaabsaday dhigooda Uruguay, iyada oo difaacyahanka Rafael Varane ayaa daqiiqadii 41aad goolka koowaad u dhaliyey xulka dalka faransiiska halka weeraryahanka Antoine Griezmann goolka labaad daqiiqadii 61aad ee ciyaarta


Xulka faransiiska ayaa wareega afar dhamaadka koobka aduunka wajahi doono midkii soo baxa labada xul ee Brazil iyo Belgium oo goor dhaw wada yeelan doono kulan ka tirsan wareega 8aad dhamaadka.







Ilaysnews/London Desk

Info@ILaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip