Xulkii U Danbeeyay Ee Afrika Koobka Aduunka Ku Metalayay Oo La Soo Anbo-Bixiyay + [ Sawiro ]

0
Thursday June 28, 2018 - 20:02:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 390
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulkii U Danbeeyay Ee Afrika Koobka Aduunka Ku Metalayay Oo La Soo Anbo-Bixiyay + [ Sawiro ]

    Moscow (Ilays-News):- Xulka kubada Cagta ee Senegal oo Qaarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Xulka kubada Cagta ee Senegal oo Qaarada

Afrika ku metalayay koobka Aduunka, ahaana ka keliya ee rajo laga qabay in uu u gudbi doono Wareega 16-aad ayaa caawa laga reebay, ka dib markii ay Colombia 1-0 ku suul Daartay.


Ciyaartan oo ahayd mid aad u xiiso badan isla markaana ay labada kooxoodba ku soo bandhigeen ciyaar farsamadeedu ay sarayso ayaa waxa u suurto geli wayday Senegal in ay barbaro ku xejiso, maadama ay guruubka ku hogaamin lahayd shan dhibcood.



sidaas ayaanay caawa ugu xidhxidhatay in ay dib ugu laabato dalkeedii, maadama laga soo adkaaday.






 





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip