Uruguay Oo Ka Adkaatay Masar + [ Maxay Ku Kala Badiyeen ]

0
Saturday June 16, 2018 - 09:32:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uruguay Oo Ka Adkaatay Masar + [ Maxay Ku Kala Badiyeen ]

    Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Uruguay ayaa guul muhiim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Uruguay ayaa guul muhiim

 ah ka gaadhey ciyaartii kowaad ee ay la dheeleen xulka dalka Masar, kulan ka tirsanaa koobka adduunka.



Ciyaaryahan Jose Gimenez ayaa daqiiqaddii 88-aad gool madax ah daba dhaafiyay gool wadaha kooxda dalka Masar.



Labada kooxood ayaa qeyb ka ah groupka B. Xulka dalka Ruushka, ayaa isna shalay ka adkaaday xulka dalka Sacuudiga oo uu diray 5 gool iyo waxba. Ruushka iyo Uruguay ayaa hadda iska leh min seddex dhibcood.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip