Iran Oo Garaacdey Morocco + [ Imasa Gool Bay Ku Dhufatay ]

0
Saturday June 16, 2018 - 09:30:29 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 360
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iran Oo Garaacdey Morocco + [ Imasa Gool Bay Ku Dhufatay ]

    Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Iran, ayaa guul dirqi ah oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Xulka dalka Iran, ayaa guul dirqi ah oo

ka gaadhey xulka dalka Marocco, kulan ka tirsan koobka kubadda cagta adduunka ee Ruushka ka soconaya.



Labada kooxood oo kuwada jira Group B, ayaa waxa ay 90-kii daqiiqo ee loogu tala galay ciyaarta isla gaareen goolal la'aan bareejo ah, balse waxa daqiiqadihi ciyaarta ka lumey ee dheeraadka ah oo lagu daray u suura gashay in laad xor ah oo ay soo qaadeen ciyaartoyda kooxda Iran uu iska dhaliyo ciyaar yahan Aziz Bouhaddouz, kaas oo si fudud u daba dhaafiyay gool wadaha kooxdiisa Marocco.



Group-kan ayaa waxa sidoo kale ku jira dalalka Spain iyp Portugal oo iyaguna goor dhow cayaari doona.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip