Maamulka Puntland Oo Amaray In Hawda Laga Saaro Telefishinka Qaranka Somaliland

0
Wednesday June 13, 2018 - 15:24:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 531
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Amaray In Hawda Laga Saaro Telefishinka Qaranka Somaliland

    Jigjiga (Ilays-News):- Wasaaradda Warfaafinta ee maamul

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga (Ilays-News):- Wasaaradda Warfaafinta ee maamul

gobolleedka Puntland ayaa si rasmi ah u amartay in hawadeeda laga xanibo Telefishinka qaranka Somaliland.


Qoraalka laguma faah-faahin arrimaha keenay in shirkadda DSAT amarkaan la siiyo, balse waxaa lagu soo koobay, sababa jira awgood, in TV-ga Somaliland looga saarayo Sanduuqa kannaalada ee DSAT,waxaana go’aankan saamaynaya keliya ah dadweynaha ku nool degaannada Puntland oo aan hadda wixii ka dambeeya fursad u heli doonin daawashada TV-ga qaranka Somaliland.



Halkan Hoose Ka Akhriso War Saxafadeedka



Ilaysnews/Garoowe Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip