Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Cod U Qaadaya Weerarada Ay Yahuudu Ka Fuliso Falastiin Iyo Tirada Dalalka Ka Soo Xadiray Kulan

0
Wednesday June 13, 2018 - 15:00:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 263
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Cod U Qaadaya Weerarada Ay Yahuudu Ka Fuliso Falastiin Iyo Tirada Dalalka Ka Soo Xadiray Kulan

    New York (Ilays-News):- 193 dal ee xubnaha ka ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

New York (Ilays-News):- 193 dal ee xubnaha ka ah

Golahaasi waxay caawa u codeyn doonaan Labo Qoraal Qabyo oo ay Dowladaha Carabta iyo Maraykanak u kala gudbiyeen Golahaasi oo ku aadan in la cambaareeyo Askarta Yuhuudda ee dilalka ka geystay Marinka Qasa, iyadoo Qoraalka Maraykanka ku baaqayo in la cambaareeyo Dagaalamayaasha Ururka Islaamiga ee XAMAAS oo iyagu Hoobiyayaal ku duqeeyey Yuhuudda

Image result for Qaramada Midoobay



Dalalka Turkiga iyo Algeria oo wakiil ka ah dalalka Carabta iyo Ururka Islaamka ee OIC waxay Golaha Guud ee QM u guidbiyeen Qoraalkaasi ka dhanka ah Askarta Yuhuudda, kadib, markii ay Maraykanka Codka Diidmadda Qayaxan ee VETO ku hor-joogsadeen Qaraar ay Golaha Ammaanka ee QM gaareen bishan June 1-dii.


Golaha Guud ee QM waxay horey uga soo horjeesteen Go’aankii uu Madaxweyne Donald Trump ee uu bishii December ee sannadkii hore ugu aqoonsaday magaalladda Quddus-ta Barakaysan caasimadda Yuhuudda.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip