Madaxweynaha Puntland Oo Xilalka Ka Qaadey Qaar Ka Mid Ah Taliyayaasha Ciidamadiisa + [ Akhriso ]

0
Wednesday June 13, 2018 - 14:56:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 518
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Puntland Oo Xilalka Ka Qaadey Qaar Ka Mid Ah Taliyayaasha Ciidamadiisa + [ Akhriso ]

    Garoowe (Ilays-News):- Madaxweynaha Puntland,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoowe (Ilays-News):- Madaxweynaha Puntland,

 Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa wareegto uu soo saaray goor dhaweyd waxaa uu xilkii uga qaaday agaasimayaasha hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Puntland.


Saraakiisha xilka laga qaaday waxaa ayaa kala ah, agaasimaha hay’adda sirdoonka ee PIA, Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo agaasimaha hay’adda nabadsugidda ee PSS , Cabdullaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).



" Madaxweynaha wuxuu saraakiisha xilka ka qaaday marku tixgaliyay tallo soo jeedinta wasaaradda amniga iyo DDR-ta.” ayaa lugu yidhu wareegta oo faahfaahin inta ka badan aan bixin.


Mana jirto wali cid loo magacaabay xilalka muhiimka u ah amniga Puntland.


Ilaysnews/Garoowe Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip