[Deg Deg ]:- " Xildhibaan Nimadeyda In Muran La Galiyo Maba Ah .." Xussen Axmed Ceydiid Oo Iminka Hadley + [Muuqaal ]

0
Monday April 16, 2018 - 11:37:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2727
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]:- " Xildhibaan Nimadeyda In Muran La Galiyo Maba Ah .." Xussen Axmed Ceydiid Oo Iminka Hadley + [Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo goor

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Siyaasi Xussen Axmed Ceydiid oo goor

 dhaweyd warbaahinta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaa uu ka Hadley muran ay xukuumadu galisay booskiisa xildhibaan nimo ee golaha wakiilada


Xussen ayaa sheegay in aanu filaneen in ay noqoto xildhibaan nimadiisu mid muran gasha , waxaana uu sheegay in ay hore golaha wakiilada xildhibaano ka badan 20 mudane ay boos banaanadey ay galeen wax muran ahina aanu ka dhalanin , balse ay isweydiintu tahay sababta tiisa muranka loo galinaayo



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip