Imaraadka Carabta Oo Joojiyeen Toobabar Ay Siin Jireen Ciidamada Somaliya + [ Muuqaal ]

0
Monday April 16, 2018 - 10:23:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 212
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Imaraadka Carabta Oo Joojiyeen Toobabar Ay Siin Jireen Ciidamada Somaliya + [ Muuqaal ]

    Abu Dubai (Ilays-News):- Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abu Dubai (Ilays-News):- Dalka Imaaraadka Carabta ayaa war qoraal ah

 oo uu shalay soo saaray ku sheegay inuu kala diray barnaamijkii tababarka milatari ee uu u fidin jiray ciidamada Somaliya.


Qoraalkan oo ay faafisay wakaaladda wararka ee imaaraadka ayaa lagu sheegay in Imaaraadka uu talaabadaasi kaga jawaabayo, lacag ay dowladda Somaliya dhawaan ku qabatay Muqdisho oo uu imaaraadka lahaa.



Hadaba Maxay u dhimeysaa talaabadaa dhismaha ciidanka Somalia?, Maxeyse uga dhigantahay xiriirka labada wadan ee mudooyinkanba sii xumaanayay? Su’aalahaa iyo kuwo kale ayaan hordhigay, Proffesor: Cabdi Ismaaciil Samatar oo bare ka ah Jaamacadda Minnesotta ee dalkan Mareykanka.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Abu Dubia Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip