Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyayaasha Golayaasha Guurtida , Wakiilada Iyo Xisbiyada Mucaaridka + [ Sawiro ]

0
Tuesday March 13, 2018 - 14:03:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyayaasha Golayaasha Guurtida , Wakiilada Iyo Xisbiyada Mucaaridka + [ Sawiro ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi

Cabdi waxa uu maanta isugu yeedhay, isla markaana kulan gaar ah la qaatay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada, Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan iyo Baashe Maxamed Faarax iyo gudoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, Eng. Faysal Cali-waraabe iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro).

Image may contain: 3 people, people sitting, table and indoor



Kulanka uu madaxweynuhu la yeeshay shir-guddoonka goleyaasha guurtida iyo wakiillada iyo guddoomiyeyaasha axsaabta mucaaridka ah, ayaa daarranaa sidii qaran ahaan talo midaysan looga yeelan lahaa arrimaha ku soo kordhay mandaqadda Geeska Afrika maalmihii u danbeeyey, waxana la isla gorfeeyey sidii meel looga soo wada jeesan lahaa la iskuna duubnaan lahaa qaran iyo shacbi ahaanba.


Sidoo kale, Waxaa kulankaasi la isku hogo-tusaaleeyey muhiimadda ay leedahay in la dhawro midnimada iyo isku-duubnida shacabka reer Somaliland, meelna looga soo wada jeesto danta guud ee qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.


llaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip