Aqalka Sare Ee Somaliya Oo O Maanta Ka Doodaya Arinta Shirkadda DP World

0
Tuesday March 13, 2018 - 08:57:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqalka Sare Ee Somaliya Oo O Maanta Ka Doodaya Arinta Shirkadda DP World

    Moqdisho (Ilays-News):- Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Ilays-News):- Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa

maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo xarunta ay ku shiraan ee magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah xildhibaannada u sheegeen warbaahinta.

Image may contain: 2 people



Kulanka maanta ee xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn xeerka dhowridda gobonimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya kaa oo shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka meel mariyeen islamarkana dalka looga mamnuucay Shirrkadda DP World ee laga leeyahay dalka Isutagga-Imaaraadka Carabta.


Xildhibaannada Aqalka sare ayaa laga sugayaa in ay ansixiyaan xeerka oo kaddibna loo gudbin doona madaxweynaha.


Dhinaca kale Xubnaha Aqalka Sare ayaa daba gal ku sameyn-doona weerarkii bishii December ee sanadkii 2017da lagu qaaday Guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Senator Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid.


Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip