"Inaan Is Casilo Diyaar Ayaan U Ahay.." Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland +[ Muuqaal ]

0
Monday February 19, 2018 - 07:55:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2380
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Inaan Is Casilo Diyaar Ayaan U Ahay.." Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Somaliland +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Somaliland Cabdiqaadir Iimaan

 Warsame ayaa oo marti ku ahaa barnaamijka qanci dadkaaga ee HCTV ka ayaa la weydiiyay in uu is-casilayo haddiiba ay ku fashilmeen doorashadii Madaxtooyadda ee dalka ka dhacay 13 Novenber iyo hawshii sii wadayaan doorashooyinka golleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee la filayo inay dalka ka dhacaan horaanta sannadka 2019-ka.


Gudoomiyaha oo Su,aashaas ka jawaabaya ayaa yidhi "Ta is-casilaada xeer ayaanu ku fadhinaa, waxa na soo doortay saddexda xisbi qaran, xukuumadda iyo golleyaasha, haddii ay nagala noqdaan awoodii, diyaar ayaanu u nahay anigu shakhsi ahaan in aan is-casilo haddii laygala noqonayo, shaqadaydiina waan gutay, waanan ku farasaxanahay in shaqadaydii si daacadnimo iyo qaranimo ah-ba u gutayā€¯ ayuu yidhi



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip