Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Maayar Solteco , Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado +[ Muuqaal]

0
Wednesday February 14, 2018 - 16:04:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 513
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Eedihii Ugu Cuslaa U Jeediyey Maayar Solteco , Kuna Baaqay In Xilka Laga Qaado +[ Muuqaal]

    Hargeysa (Ilays-News):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Sul Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Sul Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

ayaa waxaa uu eedihii ug cuslaa u jeediyey maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco


Suldaanka ayaa sheegay In Solteco ku fashilmay Maamulkii Hargeysa isla markaana waxaa uu golaha deeganka ugu baaqay in ay deg deg u fadhiistaan isla markaana ay xilka ka qaadan , isaga oo madaxweyne Muuse Biixi-na ugu baaqay in uu arintaas ku taageero xildhibaanada deeganka



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip