[Deg Deg ]: Ex Madaxweyne Siilanyo Oo Safarkii Ugu Horeeyey Hargeysa Kaga Baxay Iyo Goobta Uu Tagay +[ Muuqaal ]

0
Tuesday February 13, 2018 - 15:35:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ]: Ex Madaxweyne Siilanyo Oo Safarkii Ugu Horeeyey Hargeysa Kaga Baxay Iyo Goobta Uu Tagay +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud

Siilanyo oo waxaa uu maanta safar kaga baxay tan iyo intii uu talada dalka ka degay magaalada Hargeysa .


Madaxweynaha ayaa safarkan ku taggay magaalo madaxda gobalka Saaxil ee Berbera waxaana safarkiisan ku wehelinaayey marwadiisa Koowaad Marwo Amina Waris


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan




Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip