Taliska Militari-ga Somaliya Oo Sheegay In Ay Bur Buriyeen Idaacadii Al-Shabaab Ee Anduluus

0
Tuesday February 13, 2018 - 08:58:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 265
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliska Militari-ga Somaliya Oo Sheegay In Ay Bur Buriyeen Idaacadii Al-Shabaab Ee Anduluus

    Moqdisho (Ilays-News):- Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Ilays-News):- Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi

Cali Caanood ayaa sheegay in howlgal ciidamada dowladda ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Shabeellaha Hoose lagu bur buriyay xarumo muhiim u ahaa Al-shabaab.

Image may contain: 2 people, people smiling



Jen Canaad ayaa sheegay in howlgalka oo ahaa mid qorsheysan lagu burburiyay Idaacad FM ah oo sida uu hadalka u dhigay Al-shabaab u isticmaali jireen dacaayadaha taa oo lagu magacaabo Anduluus.


Waxaa uu intaa ku darray in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gacanta ku dhigeen, kaddibna burburiyeen Labo gaadhi Qaraxyo siday.


Ciidamada dowaldda ayuu sheegay in ay sii wadi doonaan howlgalka tan iyo inta Al-Shabaab laga saarayo Shabeelaha Hoose.


Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa shalay howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka bilaabay gobolka Shabeellaha Hoose.


Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip