[Akhriso] :- Shirkadda Facebook Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Sameynayso Isbaddelo Waaweyn + [ Nooca Ay Yahiin ]

0
Friday January 12, 2018 - 12:38:34 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 345
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso] :- Shirkadda Facebook Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Sameynayso Isbaddelo Waaweyn + [ Nooca Ay Yahiin ]

    USA (Ilays-News):- Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday wax ay ku sheegtay inuu yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

USA (Ilays-News):- Shirkadda Facebook ayaa ku dhawaaqday wax ay ku sheegtay inuu yahay

 isbaddel weyn oo diiradda lagu saarayo dib u soo celinta sida ugu wanaagsan oo ay dadku uga falceliyaan barteeda ay bulshda ku xidhiidhto

Image may contain: 1 person, closeup and outdoor



Milkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg, ayaa sheegay in waxyaabaha guud ee shirkadaha ganacsiga iyo warbaahita ay ku xayeysiiyaan barta ay ka tan badiyeen ujeedadda dadka caadiga ah ay u isticmaalaan barta.


Milkiilaha waxa uu sheegay in isbaddelka la sameynayo ay shirkadda Facebook ahmiyad koowaad u leedahay si loo xaliyo dhibaatadan laga yaabo inay ka dhigan tahay in ay dadku ku jiraan barta Facebook muddo kooban, balse muddadadaasi ay macno aad u sareeyo lahaan doonto.


Shirkadda Facebook ayaa kala kulmeysay dhaliiceeyn isi soo tareysay oo la xdhiidhta in dadku ay si caadi ah ula qabsadeen barta inay kujiraan wakhti badan, ayna suuragal tahay inay dhibaato maskaxeed dadka ku keenta.


Ilaysnews/USA Desk

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip