Is Barbar Dhiga Shalay Iyo Manta Ee Ciidanka Dab Damiska Qaranka Somaliland

0
Thursday October 27, 2016 - 10:37:38 in Somali News by Super Admin
  • Visits: 1109
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Is Barbar Dhiga Shalay Iyo Manta Ee Ciidanka Dab Damiska Qaranka Somaliland

    Waxaan manta qalinka u qaatay isbedelka baaxada leh ee uu ku talaabsaday Ciidan waynaha dabdamiska qaranku xaqiiqdi waxaa la odhankaraa madaxwaynaha JSL mudane Ahmed Mohamed Maxamuud SIILAANYO Wuu helay hogaamintii ku haboonayd hogaanka ama maamulka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan manta qalinka u qaatay isbedelka baaxada leh ee uu ku talaabsaday Ciidan waynaha dabdamiska qaranku xaqiiqdi waxaa la odhankaraa madaxwaynaha JSL mudane Ahmed Mohamed Maxamuud SIILAANYO Wuu helay hogaamintii ku haboonayd hogaanka ama maamulka ciidanka dabdamiska.
kaasi oo u igmaday masuulIyiin gudatay xilkii uu madaxwaynaha qaranku u igmaday kana soo baxay kaalintoodi Ciidanka dab damiska qaranka JSL oo la aasasay Sanadii 2014 wakhtigaas oo dalku u baahna guud ahana dadwaynaha Caasimadu aad uso dhaweeyen samaynta ciidan Dabdamis oo baahi wayn loo qabay marka la eego Caasimada oo kor u kac dhaqaale ganacsi iyo isbedel ka caasimada oo sii korayey iyo degmooyinka oo iyagu kolba marxalada dalku ku suganyey la jaan qaaday siina Fidayey baaxad ahaan iyo dhisme ahaanba.


hadaba haan ku soo noqda maqaalkayga Wakhtigaa an kor kusoo xusnay ee la aasasay ciidanka dab damiska tiro ahaan waxa lagu qiyaasa ciidanka ka hawl gali jiray 30 dhalin yaro ah oo kusoo gudbay imtaxaanadii lagu kala reebayey kumanaan dhalin yaro ah oo iyagu CV yo usoo xaraystay shaqada Dab damiska Wakhtigaa ciidanku guud ahaan wuxuu kaga hawl galayey caasimada tiro gawaadhi ah oo kooban may haysan daryeel ku filan xafiisyo hadalkooda daa waxa fadhi u ahayd waaga xarunta

DAWLADA HOOSE E HARGEISA DHH, taliyaha ciidanka dabdamiska G/SARE AHMED MOHAMED HASSAN SAWAAXILI IYO AGAASIMAHA FULINTA CIIDANKA C/QAADIR CUMAR XAASHI oo runtii la odhan karo ma nastayaal u hagar baxay ciidanka iyo baahiyihiisa aasasigaa Waxay u tafa xayteen siday ciidanku u heli lahaayen xarun iyo xafiisyo iyo gawaadhi ku filan oo dabooli kara baahiyaha caasimada oo la odhan karo maanto way gaadhen wanay u qabsoomen wax yaabo badan oo la taaban karo Manta ciidanku waxay taaganyiin halkii ugu saraysay

waxay heleen dhisme baaxad ahaan iyo bilic ahaanba u wayn waxay Helen xafiisyo qalabaysan gawaadhi tiro badan mushaharaad ku filan waxaa la qoray ciidankii ugu badnaa Wa xarun la odhan karo waxay soo sari kartaa jiil ama aqoon yahano marka la eego xiisadaha iyo course ka ka baxa ee ay u dhigaan maamulkoda haday tahay dhanka caafimaadka barashada farsamooyinka laydhka barshada ka hortaga dabka intaa markaynu kaga nimaadno wax yaabaha la taaban karo ee u qabsoomay masuuliyiinta sar sare ee CDDQ Waxa bilaha inagu soo fooda leh maamulku qorshaynayaan in degmo kasta oo caasimada ka tirsan ay hesho dab damis ugaara. Shaqaale waynaha xaruntan ka hawl gala waa xubno isku duuban kana midaysan ka hortaga Qabyaalada Balwada iyo wax yaabaha dal iyo dad ba sumcad ahaan iyo koboc ahaanba hoos u dhigi kara


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip