Ugaaska Arab Oo Hanjabey .." Ciidan Aanu Dib Loo Qadayaa Ma Jiro .." + [ Muuqaal]

0
Thursday October 11, 2018 - 17:02:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Ugaaska Arab Oo Hanjabey .." Ciidan Aanu Dib Loo Qadayaa Ma Jiro .." + [ Muuqaal]

    Hargeysa (Ilays-News):- Ugaaska Guud ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Ugaaska Guud ee

beelaha Arab ayaa si kulul uga Hadley reer ku noola duleedka Koofureed ee magaalada Hargeysa oo dhawaan si aan naxdin laheyn loo gubay


Ugaas-ka ayaa sheegay in aan loo dul qaadan Karin dhacdadan isla markaana xukuumada iyo reerkii ay ka dhasheen dadkii dhibaatada geystay laga rabo jawaab cad iyo sababtii ay waxani u dhaceen



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip