Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxda Somaliya Ka Talisa Iyo Nooca Uu Yahay " Aynu Noqono…." + [ Muuqaal ]

0
Thursday October 11, 2018 - 13:52:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxda Somaliya Ka Talisa Iyo Nooca Uu Yahay " Aynu Noqono…." + [ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Md

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Madaxweynaha Somaliland Md

 

Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland taas oo lagu kala saxeexanayaayey balaadhin ay dekada Berbera ku sameynayso shirkada Dp World .


Madaxweynaha Somaliland ayaa madaxda Somaliya ka talisay ugu baaqay in ay noqdaan laba dal oo walaalo ah isla markaana hadalada ka dhanka ah ee Somaliland ka leeyihiin waxba u tareen wax aan aheyn cadaawad cusub



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip