Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan + [ Sababta ]

0
Thursday October 11, 2018 - 09:13:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 699
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wadooyinka Soo Gala Madaxtooyada Somaliland Oo Saaka Xidhan + [ Sababta ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Shacabka magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Shacabka magaalada Hargeysa

 ayaasaaka ku waabaristey inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Somaliland oo xidhan .


Sababta wadooyinka loo xidhay ayaa ah iyada oo maantamadaxtooyada Somaliland lagu qaban doono xaflad loogu dabaal degaayo Balaadhinta ay dekada Berbera ku sameyn doonto  shirkada Dp World  taas oo uu shalay soo dhagax dhigay madaxweyne ku xigeenku



Waxaana xafladan ka qeyb gali doona masuulyiin kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi 

Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip