" Soomaaliya Waxaa Lacago Isku Dhaafsanaya Dowladdo Shisheeye.." Qaramada Midoobey +[ Muuqaal ]

0
Friday September 14, 2018 - 12:43:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Soomaaliya Waxaa Lacago Isku Dhaafsanaya Dowladdo Shisheeye.." Qaramada Midoobey +[ Muuqaal ]

    Moqdisho (Ilays-News):- Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Ilays-News):- Wakiilka gaar ah ee xoghayaha guud ee

 Qaramada Midoobay u qaaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo xilku ka sii dhammaanayo ayaa ka hadlay mashkaladaha siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya, isaga oo sheegay in mustaqbalka Soomaaliya uu ku jiro gacanta Soomaalida, loona baahan yahay inay si wadajir ah u wada shaqeeyaan.


Keating ayaa sheegay inaysan ahayn wax sahlan horumar la sameeyo iyadoo Al-Shabaab iyo kooxaha kale isku dayayaan inay minja-xaabiyaan dadaallada, balse waxa uu ugu baaqay inay Soomaalidu isku tanaasulaan.



Mar uu soo hadal qaaday siyaasadaha cakiran ee maalmihii ugu danbeeyay ka soo dhax cusboonaaday maamul gobolleedyada iyo dowladda dhexe ayuu sheegay in arrimahan oo dhan yihiin kuwo ka dhashay mashkalado siyaasadeed oo ku hoos duugan awooda iyo waliba sida loo kala qeybsanayo iyo dhinaca kale nidaamka federaalka oo ahmid cusub Soomaaliya.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip