" Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo , Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo .." Xildhibaan Axmed Gacan

0
Friday September 14, 2018 - 11:23:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Wasiir Guri Barwaaqo Xilka Ha Laga Eriyo , Madaxweynuhuna Qof Jecleysiga Ha Iska Daayo .." Xildhibaan Axmed Gacan

    Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mid ah

mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley buug uu qoray wasiir Guri Barwaaqo uu ku aflagaadeeyey qaar ka mid ah haweenka reer Somaliland

Image result for Xildhibaan Axmed Gacan


Xildhibaanka ayaa sheegay in aanu u arkin wasiir Guri Barwaaqo qof xil loo dhiiban karo isla markaana ay haboon tahay in xilka laga qaado



Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu iska daayo qof kala jecleysiga waxaana uu yidhi


" Ninkaan anigu uma arko nin masuulyad qaadi kara , waxuu cayaaya waa walaashii , gabadhiisa , inantiisa iyo hooyaadii , anigu waxaan Leeyahaas Kaas xilka ha laga eriyobuugaas-na ha la joojiyo , madaxweynuhuna qof jecleysiga ha iska daayo ..” ayuu yidhi Xildhibaan Axmed Gacan .


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip