Saraakiil Dawladda Turkey-gu Ciidamada Somaliya Usoo Tabobarayso Oo Muqdisho Ka Dhoofay + [ Sawiro ]

0
Friday September 14, 2018 - 10:30:06 in Wararka by Caamir Ismacil
  • Visits: 186
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saraakiil Dawladda Turkey-gu Ciidamada Somaliya Usoo Tabobarayso Oo Muqdisho Ka Dhoofay + [ Sawiro ]

    Moqdisho (Ilays-News):- Dawladda Dalka Turkey-ga ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Ilays-News):- Dawladda Dalka Turkey-ga ayaa
garoonka Aadan Cade ee magaaladda Muqdisho ka dhoofiyey saraakiil ciidan oo ka tirsan ciidamada dawladda Somaliya , kuwaas oo tabobaro kala duwan kusoo qaadan doona dalkaasi.

Wasiirka Difaaca Somaliya ayaa saraakiishaa sii sagootiyey , isaga oo kula dardaarmay in ay tabobarkan kazoo faa’iidaystaan , waxaanay saraakiishani ka koobnaayeen 49 sarkaal iyo sarkaal ku xigeen .



Wasiir Xasan Cali Maxamed (Ammar Dambe) ayaa saraakiishan lasii dar daarmay, sidoo kalena sii sagootiyey .


Dawladda Turkey-ga oo hore saldhig weyn uga furatay duleedka Muqdisho ayaa waqtigan wadda qorshe ay dib ugu tabobarayaan saraakiisha ay kazoo saaraan saldhigaasi , kuwaas oo la siinaayo tabo baro dheeri ah.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip