Dhalinyarta Agoomaha Ee Afgaanistan Oo Soo Bandhigay Arrimo Indhaha Dadka Soo Jiitay + [ Muuqaal ]

0
Friday September 14, 2018 - 09:08:35 in Wararka by Caamir Ismacil
  • Visits: 153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhalinyarta Agoomaha Ee Afgaanistan Oo Soo Bandhigay Arrimo Indhaha Dadka Soo Jiitay + [ Muuqaal ]

    Afgaanistan (Ilays-News):- Dhalinyaradda Agoomaha ah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afgaanistan (Ilays-News):- Dhalinyaradda Agoomaha ah
 ee dalka Afgaanistan ayaa wacdaro kusoo bandhigay dalkaasi, iyaga oo muujiyey awooda ay u lee yihiin ciyaaraha qalaaba rogadka ee Circus-ka loo yaqaano.

Dhalinyaradda ayaa indhaha shacabka soo jiitay, iyada oo noqotay markii ugu horeysay ee ay dhalinyaraddasi soo bandhigto ciyaartan oo kale, madaama oo amaanka dalkaasi soo xumaanaayo.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip