Gabadh Muslimad Reer Hindiya Ah Oo Ka Yaabisay Dadka Biraha Culus Qaad Qaada Iyo Arinta Ay Sameysay + [ Muuqaal ]

0
Friday September 14, 2018 - 08:55:31 in Wararka by Caamir Ismacil
  • Visits: 308
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh Muslimad Reer Hindiya Ah Oo Ka Yaabisay Dadka Biraha Culus Qaad Qaada Iyo Arinta Ay Sameysay + [ Muuqaal ]

    Hindiya (Ilays-News):- Gabadh Hindiyad ah , sidoo kalena

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hindiya (Ilays-News):- Gabadh Hindiyad ah , sidoo kalena
Muslimad ah ayaa ka yaabisay warbaahinta caalamka, kadib markii muqaal laga duubay iyada oo ciyaaraysa Jimicsi  , sidoo kalena qaad qaadaysa biro aad u culus oo ay qaadi karaan uun raggu.


Gabadhan yar ayaa toddobaadkan noqotay waxyaalaha ugu hadal haynta badan dalka Hindiya , iyada oo ay dadka qaarkood u qaadan waayeen awooda gabadhan yar iyo culayska ay qaad qaadayso.



Waxa kale oo ay qaad qaadaysaa biro kala duwan culays ahaan iyo qaab ahaanba, iyada oo sidoo kalena xoog xoog la ciyaaraysa mid kamid ah macalimiinteeda oo ay ka awood badinayso, waxaanay gabadhan yari jimicsigan ciyaaraysaa iyada oo asturan.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip