Ciidamada Turkey-ga Oo Kusii QulQulaaya Magaaladda Idlib Iyo Ujeedkooda + [ Muuqaal ]

0
Friday September 14, 2018 - 07:49:53 in Wararka by Caamir Ismacil
  • Visits: 185
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Turkey-ga Oo Kusii QulQulaaya Magaaladda Idlib Iyo Ujeedkooda + [ Muuqaal ]

    Suuriya (Ilays-News):- Ciidamada dalka Turkey-ga ayaa ilaa hadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suuriya (Ilays-News):- Ciidamada dalka Turkey-ga ayaa ilaa hadda

kusii socda magaaladda Idlib ee wadanka Suuriya, iyaga oo isu diyaarinaaya dagaalo ay ku qaadaan magaaladdaasi, waxaana magaaladda ku sugan kooxo kala duwan oo hubaysan.


Waxa iyaguna magaaladda Waqtigan kaabiga u saaran ciidamada dawladda Suuriya, kuwaas oo dhinacoodana isu diyaarinaaya weerar ay ku qaadaan magaaladdaasi, waxaana la arkayaa ciidamada Suuriya iyo kuwa Turkey-ga oo mid waliba dhinaciisa ka diyaar garoobaayo iyo gawaadhida ciidamada oo wadooyinka magaaladda soo gala maraaya.



Qaramada Midoobay iyo ururadda Xuquuqda aadamaha ka shaqeeya ayaa ka digaaya dagaalo magaaladdasi ka dhaca, iyaga oo sheegaaya in dad badani ay ku waxyeeloobi doonaan dagaalo hadii ay magaaladdan ka dhacaan.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip