" Waa Suurto Gal In Hogaanka Sare Ee Xisbiga Isbedel Ku Yimaado Doorashada Danbe .." BBC Tv Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey Gudoomiye Ciro +[ Muuqaal]

0
Wednesday September 05, 2018 - 09:49:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 861
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    " Waa Suurto Gal In Hogaanka Sare Ee Xisbiga Isbedel Ku Yimaado Doorashada Danbe .." BBC Tv Oo Wareysi Kulul Ka Qaadey Gudoomiye Ciro +[ Muuqaal]

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga

mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu xalay wareysi Toos ah siiyey telefishanka warbaahinta BBC , halkaas oo Su,aalo badana uu kaga jawaabey


Gudoomiye Ciro oo ka jawabaya Su,aal la weydiiyey ayaa sheegay inay suurto gal tahay in xisbigu isbedel ku yimaado hogaankiisa sare doorashada Soo socota iyo in aanu isbedel ku imanin maadama oo xisbigu yahay xisbi Dimuqraadi ah



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip