Somaliland Oo Qabtay Wasiiro Ka Tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Halkay Ku Sii Socdeen +[ Muuqaal]

0
Thursday August 23, 2018 - 11:15:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2586
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Oo Qabtay Wasiiro Ka Tirsanaa Xukuumadii Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar Iyo Halkay Ku Sii Socdeen +[ Muuqaal]

    Hargeysa (Ilays-News):- Laamaha Amaanka Somaliland ayaa waxaa ay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Laamaha Amaanka Somaliland ayaa waxaa ay

 maalintiiSalaasada aheyd ee Ciida ay madaarka Hargeysa ku Qabteen laba wasiir oo ka tirsan xukuumadii xilka laga qaadey ee Cabdi Maxamuud Cumar kuwaas oo lagu qabtey Madaarka Hargeysa iyaga oo ku sii jeeda magaalada Moqdisho .


Labadan wasiir ayaa kala ah Wasiirka waxbarashada dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Ibraahim Aadan Mahad iyo wasiirka caddaaladda Cabdi Jaamac waxaana ay Somaliland si dhuumasho ah uga soo dhinaca Wajaale



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip