Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Ethiopia U Dhisaysa Dhuun Saliida Uga Soo Qaada Dekeda Asab Ee Dalka Eretria

0
Friday August 10, 2018 - 20:06:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 336
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Imaaraadka Carabta Oo Ethiopia U Dhisaysa Dhuun Saliida Uga Soo Qaada Dekeda Asab Ee Dalka Eretria

    Addis Ababa (Ilays-News):- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa (Ilays-News):- Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa

 

 

 sheegtay in ay bilaabi doonto Dhuun Saliida Ka soo qaada Dekeda Asab ee wadanka Eritrea, taas oo keeni doontaMagaaladda Addis Ababa.


Sida ay ku warantay warbaahinta FANA ee wadanka Ethiopia, heshiiskan ayay wada gaadheen labada wadan ee Imaaraadka carabta iyo Ethiopia.


Imaaraadka carabta ayaa door laxaad leh ka qaatay sidii loo dhamaystiri lahaa colaadii 20ka sano u dhaxaysay wadamada Ethiopia iyo Eritrea oo dhawaan qalinka ku duugay heshiis iskaashi oo dhex mara labada wadan.



Arrintan ayaa ah mid ay labada wadan ee Eritrea iyo Ethiopia ka faa’iidaysan doonaan, waxaana u bilawday xidhiidh aad u wanaagsan.


Ethiopia ayaa isticmaali doonta Dekeda Magaaladda Asab, waxaana sidoo kale ay hore heshiisyo ula gashay Ethiopia wadamada Geeska ku yaala Ee Somaliland, Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Suudaan, kuwaas oo ay ka faa’iidaysan doonto Dekedahooda


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip