Ruushka Oo Digniin Cusub Soo Saarey Iyo Dalka Ay Ku Socoto Digniintu

0
Friday August 10, 2018 - 16:31:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 294
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ruushka Oo Digniin Cusub Soo Saarey Iyo Dalka Ay Ku Socoto Digniintu

    Moscow (Ilays-News):- Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in

 cuna-qabateyntii Mareykanku uu ku saaray Ruushka eedeynta la xiriirta sumeynta basaas hore oo Ruushka u shaqeyn jirey iyo gabadhiisa ay dib u dhac ku keeneyso horumaradii laga sameeyay wadahadalladii dhex maray madaxda labada dal.



Dmitry Peskov, afhayeenka Aqalka Kremiling ee Ruushka looga arrimiyo oo warbaahinta la hadlayey, ayaa sheegay in go'aanka noocan oo kale ah oo ay Mareykanku qaadaan uu yahay mid saaxiibtininmada labada dal xumeynaya.



Wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa cuna-qabeyntan cusub ku dhawaaqdey Arbacadi, iyada oo ku micneysay in ay jawaab u tahay weerarkii sumeynta ahaa ee lagula kacay Sergey Skripal oo 66 jir ah iyo gabadhiisa Yulia oo 33 jir ah, kuwaas oo lagu sumeeyay dalka Britain bishii March ee sanadkan.


Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip