War Cusub Oo Hada Ka Soo Baxay Duulimaadyadii Addis Ababa Iyo Jigjiga

0
Friday August 10, 2018 - 12:16:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 666
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Cusub Oo Hada Ka Soo Baxay Duulimaadyadii Addis Ababa Iyo Jigjiga

    Jig Jiga (Ilays-News):- Waxaa maanta dib u bilaabmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jig Jiga (Ilays-News):- Waxaa maanta dib u bilaabmay

duulimaadyadii u kala gooshi jiray magalooyiinka Addis Ababaiyo jigjiga.

Image result for Ethiopian Airline


Diyaarad siday rakaab ay ka soo qaaday magaalada Addis Ababa ayaa gaartay magalaad Jigjiga.



Waa markii ugu horeysay tan iyo Sabtidii oo ay diyaarad ka degto magalada Jigjiga.


Dhanka kale waxaa si tartartiib ah caadi ugu soo laabanaya noolasha magaalada Jigjiga.


Waxaa dib loo furay qaar ka mid ah ganacsiyada iyo bangiyada magaaladasi.


Ilaysnews/ Addis Ababa Desk

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip