[Akhriso ]:- Magacyada Garsoorayaasha Uu Magacaabey Madaxweyne Farmaajo

0
Friday August 10, 2018 - 12:14:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Akhriso ]:- Magacyada Garsoorayaasha Uu Magacaabey Madaxweyne Farmaajo

    Moqdisho (Ilays-News):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moqdisho (Ilays-News):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamad

Cabdillahi Farmaajo ayaa shaqada ka caydhiyay lix garsoore oo ka tirsan maxkamadda sare ee dalka isagoo kuwaas badalkoodana magacaabay shan garsoore oo cusub.

Image result for Madaxweyne Farmaajo



Garsoorayaasha shaqada laga ceydhiyay waxay kala yihiin:


1:Sheekh Abuukor Cismaan Macalin Daahir.

2:Maxamed Maxamuud Maxamed.

3:Maxamuud Axmed Faarax.

4:Sheekh Cumar Aadan Maxamed.

5:Cabdinaasir Seeraar Axmed.

6:Axmed Maxamed Sheekh Ibraahim.


Dhinaca kale isla wareegtada xilka looga qaaday garsoorayaashan waxa uu madaxweyne farmaajo ku magacaabay illaa shan garsoore oo cusub oo kamid noqonaya maxkamadda sare ee dalka kuwaas oo kala ah;


1 Garyaqaan Saalax Sheekh Ibraahim Dhiblaawe.

2:Garyaqaan Maxamed Cumar Axmed.

3:Garyaqaan Cabdalle Macalin Maxamed.

4:Garyaqaan Xaydar Barqash Abukor.

5:Garyaqaan Axmed Cali Muuse.


Madaxweyne Farmaajo ayaa tallaabadan uu qaaday waxa loo arkaa mid uu ku doonayo inuu dib u habayn ballaaran uu ku sameeyo hay’adaha garsoorka ee dalka Soomaaliya isagoo dhawaantan magacaabay gudoomiyaha maxkamadda sare.


Ilaysnews/Moqdisho Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip