Xubno Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ka Arimiya Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Addis Ababa Tagay +[ Ujeedkooda Iyo Cida U Yeedhay ]

0
Friday August 10, 2018 - 12:19:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 322
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xubno Ka Tirsan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ka Arimiya Dowlad Deegaanka Soomaalida Oo Addis Ababa Tagay +[ Ujeedkooda Iyo Cida U Yeedhay ]

    Addis Ababa (Ilays –News):- Ku dhawaad 40 xubnood oo ka tirsan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Addis Ababa (Ilays –News):- Ku dhawaad 40 xubnood oo ka tirsan

golaha dhexe ee xisbiga ka arimiya dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa, sida ay sheegeen xubno ka tirsan golaha.



Tagistan xubnaha ka tirsan xisbiga ayaa maalmihii ugu danbeeyayba ka biyo diidnaa in ay tagaan Addis Ababa oo looga yeedhay kaddib markii uu soo ifbaxay khilaaf adag ee oo kala dhax-galay maamulka Soomaalida iyo dowladda dhexe ee Itoobiya.



Xubnaha ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa la lagu waramayaa in aysan la socon xubno kale oo ka tirsan golaha dhexe laakiin la sheegay in ay Jigjiga ugu hadheen sii kala wadista howlaha golaha sida ay BBCda ka soo xigatay xubno ka tirsan maamulka.


Xaaladda magaalada Jigjiga ayaa saaka dagan waxaana la filayaa in ay noloshu sideedii tartiib tartiib ugu soo noqoto.


Wararku waxaa ay sheegayaan xubnaha ku sugan Addis Ababa iyo xukuumadda dhexe isla meel-dhigi doonaan siidii loo soo afjari lahaa Ismari-waaga taagan.


Ilaysnews/Addis Abab Desk

Info@Ilaysnews.com

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip