Boqortooyada Sucuudiga Oo Markab Xoolo Ah Dib U Soo Celisay .

0
Thursday August 09, 2018 - 15:25:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 404
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boqortooyada Sucuudiga Oo Markab Xoolo Ah Dib U Soo Celisay .

    Riyaadh (Ilays-News):- Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Riyaadh (Ilays-News):- Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo

 celisay xoolo ka dhoofay Magaalada Bosaaso ee gobolka Bari waxaa xoolahaas Laga raray dekeda Bosaso Ganacsato kasoo jeeda Degaanada Puntland ayaa lahaa xoolahaas .

Image result for Markab Xoolo Sida


Waxaa la sheegay in markabka magaciisa la yidhaahdo Alafa Xoolaha uu sidayna ay gaarayeen 27000 Neef kuwaas oo ka dhoofay Magaalada Boosaaso.



Boqortooyada Sucuudiga oo horay u xayiray xoolahaSoomaalida ayaa la sheegay inuu Xayiraadii ka qaaday xili dhow waxayna xoolahan lasoo celiyey ka mid ahaayeen kuwii ugu horeeyey ee ku dhoofa fasaxa ay dalkaasi ku ogolaadeen inay xoolaha Soomaalidu dalka Sucuudiga ay iman karaan .


Xoolahan ayaa ahaa kuwo looga faaiidaysanayey xiliga xajka oo xoolo badan lagu gowraco muwsimka Xajka , lama garanayo sababta ka danbaysa soo celintaan xoolaha . Tankale lama oga xayiraada la qaaday inay ku ekatahay Xiliga xajka iyo in kale.


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip