Ku Xayeysiiso

Sports

Mamadou Sakho Oo Diyaar U Ah Inuu Ka Tago Liverpool Ka Dib Markii Uu Aqbalay Inuusan Mustaqbal Ku Laheyn Anfield.

0 Visits: 277 | Thursday October 27, 2016 - 11:06:00
Mamadou Sakho ayaa ugu danbeyn diyaar u ah inuu ka tago Liverpool ka dib markii uu aqbalay inuusan mustaqbal ku laheyn Anfield inta uu joogo tababare Jurgen Klopp.

Read More »

Xog: Man United Oo Xalay Iska Tir-tirtay Rikoor Liitay Ee Ay Ka Haysteen Tababare Pep.

0 Visits: 306 | Thursday October 27, 2016 - 11:02:09
Man United ayaa xalay iska xaadirisay wareegga 8-da ee EFL Cup ka dib markii Man City oo Old Trafford joogta ay ku garaaceen gool uu u dhaliyay Juan Mata

Read More »

WARBIXIN: Afar Waxyaabood Oo Aan Ka Baranay Kulankii Xalayto Ay Man United Ka Badisay Deriskooda Man City.

0 Visits: 279 | Thursday October 27, 2016 - 10:55:09
Manchester United ayaa u gudubtay wareega sideed dhamaadka kooxda EFL Cup ka dib markii ay ka badiyeen kooxda deriskooda ah ee Manchester City.

Read More »

Qiimeynta Ciyaartoyda Kulankii Ay Man United Ka Badisay Man City: Kumaa Ahaa Xiddiga Garoonka? Kumaase Ugu Liitay?

0 Visits: 264 | Thursday October 27, 2016 - 10:52:07
Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford xalayto ku dubatay Manchester City iyagoo 1-0 ku garaacay waxaana ay goolka uga mahadcelinayaan Juan Mata. Guushaas ayaa waxa ay ka saaciday Man United inay u soo baxdo wareega sideeda ee EFL Cup.

Read More »

TV-ga Cuatro Oo Soo Bandhigay Aflagaadadii Uu Neymar U Geystay Jamaahiirta Valencia Ka Hor Inta Aan Caaga Biyaha Madaxa Looga Dhufanin.

0 Visits: 236 | Thursday October 27, 2016 - 10:50:35
Caradii ka dhalatay caagii biyaha ee lagu soo tuuray ciyaartoyda Barcelona kulankii u dhaxeeyay Valencia iyo Blaugrana ayaa weli socota.

Read More »

Pep Guardiola Oo Shaaciyay In Vincent Kompany Uu Daal Dartiis La Ciyaari Waayay Qeybtii Labaad Ee Kulankii Old Trafford.

0 Visits: 231 | Thursday October 27, 2016 - 10:49:00
Pep Guardiola ayaa shaki cusub geliyay mustaqbalka Vincent Kompany ka dib markii uu shaaciyay in daafaca dhexe uu daal dartiis la ciyaari waayay qeybtii labaad ee kulankii xalayto.

Read More »

Sawirro: Taageerayaasha Chelsea & West Ham Oo Ku Dagaalamay London Stadium Oo Mar Kale Ay Rabshado Ka Dhaceen..

0 Visits: 302 | Thursday October 27, 2016 - 10:42:22
Shaqaaqo ayaa mar kale ka dhacday garoonka West Ham ee London Stadium ka dib guushii ay ka gaareen Chelsea oo dagaal uu hareeyay xalayto.

Read More »

Cultural Leonesa 1-7 Real Madrid: Marco Asensio & Alvaro Morata Oo Min Laba Gool Dhaliyay Ka Dhaliyay Kulankii Copa Del Rey, Xili Los Blancos Ay Si Xun U Soo Xasuuqday Kooxda Cultural Leonesa

0 Visits: 257 | Thursday October 27, 2016 - 10:40:59
Real Madrid ayaa si xun u soo xasuuqday kooxda Cultural Leonesa ee kulankii Copa Del rey waxayna Los Blancos guul wayn ku furtay Copa Del Rey, Marco Asensio iyo Alvaro Morata oo kulankan ku soo bilawday shaxda Zinedine Zidane ayaa min laba gool ka dhaliyay halka Nacho iyo da'yarka Mariano Diaz ay…

Read More »

RASMI: Man United vs West Ham, Arsenal vs Southampton Iyo Isku Aadka Wareega Sideed Dhamaadka Leaque Cupka Oo La Soo Saaray

0 Visits: 248 | Thursday October 27, 2016 - 10:21:36
Kadib markii la soo gabagabeeyay kulamadii wareega 16 ka kooxood ee Leaque Cupka ayaa la sameeyay isku aadka wareega sideed dhamaadka iyada oo ay wareegan u soo gudbeen kooxaha Liverpool, Arsenal iyo Manchester United halka kooxaha Chelsea iyo Manchester City ay ku hadheen kulamadii West Ham United…

Read More »

Man United Oo Old Traffrod Ku Garaacday Dariskeeda Man City, Juan Mata Oo Red Devils Ceebtii Stamford Bridge Ilawsiiyay Iyo Mourinho Oo Markiisa Ka Aarsaday Guardiola

0 Visits: 248 | Thursday October 27, 2016 - 10:15:53
Manchester United ayaa u soo baxday sideed dhamaadka Leaque Cupka kadib markii ay 1:0 ku garaacday kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Manchester City. Gool kaliya oo uu Juan Mata dhaliyay qaybtii danbe ee kulankan ayaa Manchester United ka caawiyay in ay ka soo kabsadaan musiibadii kulankii Chelsea.

Read More »