Ku Xayeysiiso

Somali News

Gollaha Deegaanka Caasimada Hargeysa Ma Yahay Mid U Qalma Maamulka Dawlada Hoose Mise Waa Ku Dul Saar……Xog Ururin Qaybtii 2aad

0 Visits: 404 | Thursday October 27, 2016 - 10:56:13
Muwaadin Tiro malaha Xilalka iyo waajibaad ay Dayaceen Golihii Deegaanka ee aynu dooranay iyo Hantida ay ku takrifalaa maalinkasta, Qaar kamida ood wada arkaysaan aan idin xusuusiyo.

Read More »

Hamuuntii tahriibku halkey ku danbaysay? Waxa qoray khaalid bulshaawi.

0 Visits: 965 | Thursday October 27, 2016 - 10:55:01
Muddo Sanado Ah Ayay Ahayd Markii Ay Tusbax Afka Laga Furay Noqotay Dhalinyarada Ka Ordaya Dalkooda Ee U Tahriibaya Dhul Shasheeye,Qaarad Kale Ama Dhul Ay Ku Nool Yihiin Bulsho Ay Kala Nolol Duwan Yihiin Oo Aanay Isku Diin Ahayn,Isku Dhaqan Ahayn Oo Aanay Waliba Isku Qaarad Ahayn.

Read More »

Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martey Gobalka Sanaag

0 Visits: 403 | Thursday October 27, 2016 - 10:53:00
Aqoon Yahan Jaamac Jiir Oo Baaq Nabadeed u Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhex Martey Gobalka Sanaag.

Read More »

Kulmiye miyuu is iibiyay? Waxa qorey ubax siciid cabdule.

0 Visits: 452 | Thursday October 27, 2016 - 10:50:58
Xisbiyada siyaasadu waa salaanka laga fuulo kursiga laga hago qaranka , marka ay koox siyaasiyiin ah oo isku mabda'ah ay isu bahaystaan aasaasida xisbi qaran oo ka turjuma dareenka shacbiweynaha ku dhaqan guud ahaan deegaanda wadanka way adagtahay sida ay kumanyaal iyo malaayiin dad ah ku kasbadaan…

Read More »

Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamey Gobalka Sanaag

0 Visits: 358 | Thursday October 27, 2016 - 10:49:07
Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobalka Sanaag Mukhtaar Maxmuud Cilmi (Mukhtaar Dabxaan) Ayaa Galabta Maruu Qaar Ka Mida Warbaahinta La Hadlay Waxa Uu Baaq Nabadeed U Labada Beelood Walaalaha Ah Ee Dirirta Soo Noq Notay Ku Dhex Marayso Deegano Hoos yimaada Degmada Ceelafwayn Ee Gobalka Sanaag Isagoo Ugu Baaqay…

Read More »

taageero: garyaqaan barkhad jaamac xirsi "batuun" jagada madaxweyne ku-xigeen ee xisbigga waddani.

0 Visits: 400 | Thursday October 27, 2016 - 10:47:33
Aniga oo ka mid ah taageerayaasha xisbigga WADDANI, waxaan si mugle u taageeraya Garyaqan Barkhad Jaamac Xirsi " Batuun " , oo ku dhawaaqay inuu u sharaxanyahay jagada Madaxwayne Ku-Xigeenimo ee xisbigga WADDANI, oo haatan ay kula tartamayaan 5 musharax oo kasoo jeeda Gobolka Awdal.

Read More »

Madaxweyne siilaanyo ma aragteen, saleebaan meeyey, wadankii wuxuu gacanta u galay muuse duco diid +maxamuud beenaale.

0 Visits: 407 | Thursday October 27, 2016 - 10:45:17
#Timodheer haween Qaran ay u talisaa #Tafantoof ba kama baxo ayaa la yidhi #Ragana nimaan talin jirin haduu taliyo #Nimaan tagi jirin ayaa taga.

Read More »

Siyaasada xisbiga kulmiye ma qori isu dhiibaa? Q. 2aad

0 Visits: 411 | Thursday October 27, 2016 - 10:43:26
Wakhtigan la joogo oo ah dhamaadka sanadka 2016 bulshada reer somaliland gaar ahaana Gobolka Hawd waxay si dhow ula socdaan sadaasha doorashada lafilayo in ay qabsoonto bilawga sanadka 2017,waa hadii ay dhacdo e

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Xabsiga U Taxaabay Muwaadin Aragtigiisa Ka Dhiibtay Maamul Xumada Dalka Haysta

0 Visits: 665 | Thursday October 27, 2016 - 10:39:08
Wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamud xaashi ayaa maalintii khamistii xabsiga u taxaabay muwaadin aragtidiisa ka dhiibtay maamul xumada xukumada siilaanyo mawaadinka oo lagu magacaabo Engineer Saleban siciid cumar oo ka mid aqoonyahan dalka fikirkiisa ugu xidhan muddo sadex cisho ah xarunta dambi…

Read More »

Is Barbar Dhiga Shalay Iyo Manta Ee Ciidanka Dab Damiska Qaranka Somaliland

0 Visits: 611 | Thursday October 27, 2016 - 10:37:38
Waxaan manta qalinka u qaatay isbedelka baaxada leh ee uu ku talaabsaday Ciidan waynaha dabdamiska qaranku xaqiiqdi waxaa la odhankaraa madaxwaynaha JSL mudane Ahmed Mohamed Maxamuud SIILAANYO Wuu helay hogaamintii ku haboonayd hogaanka ama maamulka ciidanka dabdamiska.

Read More »