Xulka Qaranka Spain Oo Eriday Toobabarihii Kooxda , Mid Cusub-na Magacowdey + [Muuqaal ]

0
Wednesday June 13, 2018 - 20:42:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xulka Qaranka Spain Oo Eriday Toobabarihii Kooxda , Mid Cusub-na Magacowdey + [Muuqaal ]

    Moscow (Ilays-News):- Agaasimaha ciyaaraha Spain Fernando Hierro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Moscow (Ilays-News):- Agaasimaha ciyaaraha Spain Fernando Hierro

ayaa xulka qaranka ku hoggaamin doona koobka aduunka.


Hierro, kaas oo qeyb ka ahaa kooxda Spain ee tartanka Russia auaa loo magacaabay xilii laga eryey Julen Lopetegui maanta.


Julen Lopetegui waxaa laga cayriyey shaqada Spain kaddib markii ay salaasaddii Real Madrid xaqiijiyey in ay u magacawday xilla tabababare ee kooxda kaddib is casiladdii Zinedine Zidane.



Julen Lopetegui waxaa isna la cadhiyey laba maalin kahor kulanka kowaad ee La Roja ee ay koobka aduunka la dheeleyso Portugal oo ay ka wada tirsan yihiin Group B.


Hierro,kaas oo ku lug lahaa xulkii Spain ee koobka aduunka ku guuleystay 2010-kii ayaa markan tijaabin dooonnaa dorkiisa tababarenimo.


50 jirka waxa uu gacan yare ugu noqday Carlo Ancelotti kooxda Real Madrid 2014-kii halka uu soo leyliyey kooxda reer Spain ee Real Oviedo ol’olihii 2016-17.


Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/London Desk

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip