Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga UCID Oo Laga Caydhiyay Jaamacadda Camuud + [ Jaaamacadda Oo Ka Hadashey Sababta ]

0
Wednesday June 13, 2018 - 15:33:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 381
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uul Ka Tirsan Xisbiga UCID Oo Laga Caydhiyay Jaamacadda Camuud + [ Jaaamacadda Oo Ka Hadashey Sababta ]

    Borama (Ilays-News):- Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Borama (Ilays-News):- Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa

gabi ahaanba waa laga eryay Jaamacadda Camuud ee ku taalla magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, Cabdinaasir ayaa wuxuu ahaa sannadka labaad ee kuliyada shareecada.

Related image



Cabdinaasir Maxamuud Xasan ayaa ahaa guddoomiye ku-xigeenka xisbigga mucaaridka ah ee UCID.


Qoraal ay soo saareen madaxda sare ee Jaamacadda Camuud ayaa waxa lagu sheegay in Cabdinaasir Maxamuud Xasan laga eryay Jaamacadda Camuud ka dib markii uu warbaahinta ka caayay madaxda Jaamacadda.




Ilaysnews/Borama Desk

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip