"Doorasho Danbe Oo Kominshankani Qabto Ka Qeyb Gali Maayo Oo Waa Go,aan Xisbi .." Gudoomiye Ciro +[ Muuqaal ]

0
Thursday May 31, 2018 - 11:41:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 540
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Doorasho Danbe Oo Kominshankani Qabto Ka Qeyb Gali Maayo Oo Waa Go,aan Xisbi .." Gudoomiye Ciro +[ Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

 Cabdiraxmaan Ciro oo ku sugan dalka Denmark isla markaana wareysi siiyey telefishanka SAAB TV waxaa uu sheegay in xisbigiisu aanu ka qeyb gali doonin doorasho danbe oo ay dalka ka qabtaan guddida doorashooyika ee iminka fadhiya xafiiska kominshanka .


Ciro ayaa gudidan ku eedeyey in ay sameyeen xalaadada badan doorashadii madaxtoyada isla markaana aanu kalsooni ku qabin doorashooyinka danbe ee baarlamaanka iyo golayaasha deeganka



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip