Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland , Wasiirka Gaashandhiga Iyo Wasiirka Biyaha Oo Gaadhey Deeganka Tuko-Raq .

0
Wednesday May 16, 2018 - 14:58:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland , Wasiirka Gaashandhiga Iyo Wasiirka Biyaha Oo Gaadhey Deeganka Tuko-Raq .

    Laascaanood (Ilays-News):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Laascaanood (Ilays-News):- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada

Somaliland Baashe Maxamed Faarax, oo ay la socdaan wasiirrada Gaashaandhigga iyo Biyaha Somaliland ayaa gaadhay magaalada Tukaraq. oo maantii shalay ay ku dagaalameen Ciidamada Soamliland iyo kuwa Puntland.


Masuulyiintan ayaa duleedka magaalada Tukaraq oo dhinaca Garoowe xigta kula Hadley warbaahinta isla markaana ciidamada Somaliland ku bogaadiyey guulihii ay shalay ka gaadheen dagaalkii ay la galeen ciidamada Puntland



Fiiro Gaar Ah :- Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Laascaanood Desk

Info@Ilaysnews.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip