[Deg Deg ] " Siilanyo Waa Danbiile Qaran Ee Maxkamad Ha La Soo Taago Muuse Biixi-na Ha Is Casilo .." Gudoomiye Ciro + [Muuqaal ]

0
Thursday April 19, 2018 - 11:07:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 6199
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg ] " Siilanyo Waa Danbiile Qaran Ee Maxkamad Ha La Soo Taago Muuse Biixi-na Ha Is Casilo .." Gudoomiye Ciro + [Muuqaal ]

    Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Ilays-News):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu ka Hadley heshiiska dekada Berbera oo ay shalay dawlada Imaraadku sheegtay in dawlada Somaliya ogeyd .


Gudoomiye Ciro ayaa arintaasi ku sifeeyey khiyaamo qaran isla markaana waxaa uu sheegay in madaxweyne Siilanyo yahay Danbiile qaranoo ay tahay in maxkamad la soo taago .


Sidoo kale Ciro ayaa madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in deg deg isku casilo dalkan uu ka qabto doorasho madaxtooyo hadii kale-na ay waajib tahay in golayasha qaranku ay ku qaadaan khiyaamo qaran



Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan


Ilaysnews/Hargeysa Office

Info@Ilaysnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip